Macahdka ka bara qadar online waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaga, waxna ka dhigan karo caruur iyo waayeelba.Machadkan ka baro qadar online waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalidu, tel:+97455155891 ama +4027537
http://www.houseofquran.com/qsys/quranteacher1-nl.html

Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka qadaronline. duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii allaha yidhaahdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa...

sida qur.aanka kariimka ah iyo higaada carabiga iyo tajwiidka ama sikale hadaan u sheego qurxinta quraanka iyo khadka carabiga iyo caqiidada toosan ee islaamka intaasi waa teeramka hore sidoo kale waxaa jiri doona kutub kale sida kitaabka salaada ka hadlaya siirada nabiga scw xadiisul arbaciinka iyo kuwa lamida
 ku soo dhawaaw qadaronline

Call free +97455155891 

 skype:machadqadar114   Local:+55155891

skype:qadar110     WhatsApp +97455155891
 
local:+252634022305
skype:qadar110